Weerar lagu dilay askar Pakistan ah oo ka dhacay Koofur galbeed dalkaasi


khamiis: September 16, 2021

 Saraakiisha Gobolka Kheybar iyo militeriga dalka Pakistan ayaa sheegay in ilaa 7 askari ay kaga dhimatay werar ay kala kulmeen koox hubaysan oo ka dhaq dhaqaqda dhinaca soodinta Afgaanistan.


Bayaan ay Militeriga soo saaren ayaa lagu sheegay in 5 kamid ah kooxdii hubaysneed ay goobta dagaalka ku dileen.
Kooxda Daliban Bakistan ayaa sheegatay masuuliyada weerarkaasi.


Tan iyo 2017 kii ayay kooxda Dowladda Pakistan kula dagaalamaysay dhinaca xuduuda Pakistan iyo afgaanistan.

Office Nairobi Kenya