Rooble oo gudoomiyay Shirka tiirka dhaqaalaha

Muqdisho |  September 18, 2021–Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha ayaa  Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka,halka Wasaaradda qorsheyntuna soo jeedisay nidaamka keydinta mashariicda ee AIMS.

Kulankaan ayaa waxa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo la taliyeyaal.

Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya ayaa dhankeeda soo bandhigtay nidaamka keydinta mashaariicda.

Ra,iisul wasaare ayaa  faray dhammaan hay,addaha kala duwan fulinta qorshaha qaranka iyo horumarintiisa.

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________