Madaxweyne Laftagareen oo magacaabis sameeyay

Muqdisho |  September 21, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Mudane Aadan mukhtaar suuriye umagacaabey xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________