Hay’adda Cunada aduunka WFP oo raashinka ka jareysa qarooxtiga ku nool Kenya


Sabti: September 25, 2021

Hayda cuntada adduunka ee WFP ayaa jaraysa raashinkii ay siin jiray 440,000 oo qaxooti ku nool dalka Kenya.

Ariintaan ayay ku tilmaantay  WFP dhaaqaalo daro baahsan oo soo foodsaartay hayadda, Sanadkii la soo dhaafay ayaa saamayn dhaqaale ku yeeshay caalamka.

Sidoo kale arintaan ayaa saamayn badan iyo mid dhaqaale ku yeelanaya dadka dagan Xerooyinka.

Office Nairobi Kenya