Wasaaradda Ammniga oo ka Qeyb qaadanayso Amaanka shirka u socda Xubnaha u tartamaya Golaha Waqooyi ee Somaliland

Talaado: September 28, 2021

Wararka ka imaanaya Garoonka Milatariga gaar ahaan Teendhada Afisiyooni ayaa sheegaya in halkaas uu saakay gaaray Wasiirka Ammniga C/llaahi Nuure oo galbinaya Ciidamo ilaalinaya amaanka Goobta uu ka socdo shirka Gobolada Waqooyi.

Wararka ayaa sheegaya in Wasiirka uu garay halkaas saakay aroor hore, intii uusan goobta gaarin Raisal Wasaaraha Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble.

Sidoo kale wasaarada Ammniga ayaa kula dardaarantay Ciidamadas in ay Feejignadaan oo ay ka taxadaraan amaanka goobta

Office Nairobi kenya