Cali yare “ Rooble kama hadlin Duqaymaha Ciidamada kenya ka gestan Gobolka Gedo marka uu ka hadlayo ikraan Tahliil


Arbaco: September 29, 2021

Gudoomiye ku-xigeenka amniga  Gobolka banaadir Cali jeeb ku jiray ayaa soo dhigay Bartiisa Facebook hadal lala yaabay.

Cali yare oo ah gacanta Midig ee madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmjaajo ayaa ku eedeeyay Raisal Wasaaraha Soomaaliya farmaajo, eedayn u eg mid laga soo abaabulay Villa Soomaliya.

Cali jeeb ku jire ayaa sheegay in shalay ay ahayd in  Raisal Wasaare rooble uu ka hadlo, Duqaymaha Ciidamada Kenya ay ka wadaan Gobolka Gedo, marka uu ka hadlaayo  arinta ikraan Tahliil.

Office Nairobi kennya