War deg deg ah: Musharixii la Tartamayay Gudoomiye Cabdi xaashi ee siciid Cumar oo is casilay.

Arbaco: September 29, 2021

Waxaa goor dhawayd isku Casilay  Xarunta Afisiyooni shaqsigii  la tartamayay Musharax Gudoomiye Cabdi xaashi cabdulaahi.

Siciid Cumar Xuseen oo ahaa musharaxa la tartamayay Gudoomiye Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa iska Casilay Goor dhawayd Xilkaas.

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas

Office Nairobi kenya