Skip to content

Qaranimo Online

  • Home

Itoobiya oo dalkeeda ka caydhisey 7 sarkaal oo ka tirsan Qaramada Midoobey

 QOL Contributor  September 30, 2021  Posted in WARARKA MAANTA
Share: XFacebookPinterestLinkedin


Khamiis: September 30, 2021

Dowladda Itoobiya ayaa dalkeeda ka caydhisey 7 sarkaal oo ka tirsan Qaramada Midoobey, waxayna u qabatay in 72 saac uga baxaan Itoobiya.

‘Persona non grata’ ayaa loo diray saraakiishan oo lagu eedeeyey faragelin.

Office Nairobi Kenya

Author: QOL Contributor

Post navigation

Xildhibaan Mahad Salaad oo si kulul kaga hadlay Dagaalka Dhuusamareeb eedayna u jeediyay Ahlusuna →
← Hormuud Salaam Foundation ee keentay Warshada Dhalisa Ogsijiinta.
  • Home

Copyright © 2026 Qaranimo Online

Design by ThemesDNA.com