Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargidir oo ka hadlay colaadda ka soo cusboonaatay deegaanada Galmudug Muqaalka


Axad: October 3, 2021

Maalmo kadib Colaada Galmudug  ka taagan waxaa ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargidir Prof. Cabdulqaadir Maxamed Shirwac, waxa uuna ku baaqay in la joojiyo Colaada halkaas ka taagan.

Shirwac ayaa ugu yeeray maamulka Ahlu-Sunna in  deegaanada Galmudug, ay qabsatay ay ka baxdo. Ayna maamulka jira ee Galmudug kala hadlaan sidii loo xalin lahaa arintaas.

. sidoo kale Shirwac ayaa hoggaanka Galmudug ku dhaliilay sababta uu uga hor-tegi waayey qatartaan ku soo wajahneed maamulka.

Office Nairobi Kenya