Banaanbax ka socda degmada Guriceel ee G/ Galgaduud

Muqdisho|| QOL| October 8, 2021==Waxaa goordhow degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka billowday dibadbax ay dhigayaan qaar kamid ah Shacabka degmada, kaas oo ay ku taageerayaan kooxda Ahlusunna ee todobaadkii bore la wareegtay degmada Guriceel.

Banaambaxayaasha oo u badan Culimada taaveersan Ahlusunna ayaa socod ku maray wadada dhexmarta Bartmaha Degmada Gurieec.

Qaar kamid ah dadka banaanbaxa ka hadlay ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uusan waxba u qaban dadka kunool degmada Guriceel, balse kaliya uu Canshuurta ka qaa

Xafiiska Wararka|Qaranimo Onlin| Muqdisho

____________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________