Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Gobolka Bari

 Isniin: October 11, 2021

 Roobab mahiigaan ah aoo   ka da’ay Gobolka Bari oo  mowjado daad ah ku rogay togga Ceeldaahir taas oo gebi ahaanba xannibtay isu socodka gaadiidka Gobollada Puntland.

Wararku waxay sheegayaan in gaadiid fara badan saaka ku xannibanyahay labada dhinac ee togga Ceeldaahir.

Sidoo kale Roobabka dayrta ayaa saacadihii la soo dhaafay si xooggan uga da’ayay Gobollada Bari iyo Karkaar inkastoo aan weli la ogayn haddii khasaare ka dhashay roobabkaas.

Office Nairobi Kenya