Toos: Go’aanka Maxkamadda ICJ ee kiiska Badda

Heeg|| QOL| October 12, 2021=Goordhow waxaa Magaalada Hagua ee dalka Holand ka bilaabatay dhageysiga Go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya.

Goobta waxaa mu sugan Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya iyo Soomaali ka tagtay meelo kala duwan.

Halkan ka Daawo Go’aanka Maxkamadda ICJ


Xafiiska Wararka|Qaranimo Onlin| Heeg

____________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________