Booliska oo fal argagixiso ah ku tilmaamay dilka loo geystay xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka UK

Sabti: October 16, 2021

Booliska UK ayaa fal argagixiso ah ku tilmaamay dilka loo geystay Sir David Amess oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa xisbiga Conservative-ka ee dalkaasi.

Sir David ayaa dhowr jeer lagu dhuftay toorrida xilli uu Jimcadii ku sugnaa deegaanka Leigh-on-Sea oo ka tirsan gobolka Essex, oo ah halka laga soo doortay

BBC

Office Nairobi Kenya