RW Rooble oo cadaadis kala kulmaya Beesha Caalamka & mucaaradka

Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta ayaa Maalmihii la soo dhaafay waxaa uu cadaadis xoogan kala kulmayay Wakiilada Beesha Caalamka iyo Midowga Musharixiinta, kaas oo ku saabsan dedejinta doorashooyinka.

Dhawaan  Warsaxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay ku eedeeyeen dib u dhaca ku yimid doorashada Soomaaliua inay mas’uul ka yihiin Golaha wadatashiga Qaran oo uu horkacayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Xafiiska Wararka|Qaranimo Onlin| Muqdisho

____________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________