Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka oo shir guddoomiyay kulanka Isbuuclaha ee Wasaaradda

Sabti: October 30, 2021

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa shir guddoomiyay Shirka Isbuuclaha ah ee Wasaaradda oo ay Goob joog ka ahaayeen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasime Waaxeedyadda Wasaaradda iyo Lataliye-yaasha Wasaaradda.

Wasiirka Wasaaradda iyo Wasiir ku-xigeenkaWasaaradda waxay warbixin ka dhegeysteen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, waxaakale oo looga dooday howlaha hortebinta u leh Wasaaradda iyo sida loo dardar gelin karo shaqooyinka taagan ee u xiran arrimo siyaasadeed.

Office Nairobi Kenya