13 Qof oo ku dhaawacantay shil tareen oo ka dhacay Uk.

isniin: November 1, 2021

Booliska ingiriska ayaa sheegay in ugu yaraan 13 qof uu dhawac kasoo gaaray isku dhac 2 tareen oo shil kugalay Koofur galbeed wadankaasi.

Booliska ayaa sheegay inay bilaabeen baaritaan shilkaasi wixii dhaliyay.

Dad ka dhaawacooda qarakood ayaa la tilmaamay inay yihin kuwa khatar ah oo cisbitaalada lagu daweenayo

.

Offci Nairobi Kenya