Wadooyinka Addis Ababa oo lagu jaray dhagaxaan sida Muqdisho oo kale iyo kala wareeg ka bilaabatay Addis Ababa


Arbaco: November 3, 2021

Wararka ka imaanaya  Dalka  Itobiya gaar ahaan Wadooyinka Addis Ababa  soo gala ayaa sheegaya in wadooyinka soo gala lagu jaray dhagaxaan sida Muqdisho oo kale

. Wadooyinka Addis Ababa  soo gala ayaa lagu xiray dhagaxaan, waxaana la sheegay in ay ka jirti cabsi xoogan saacadihii la soo dhaafay, kadib markii xaalada Deg deg ah ku dhawaaqday Xalay Dowlada Itobiya.

Sidoo kale kala wareega ka bilaawday Wadooyinka Addis Ababa  soo gala ayaa ahayd mid la filaayay, kadib markii Dowlada Aby axmed ay bilihii la soo dhaafay tabarteeda aad u sii yaraanaysay.

Maleeshiyaadka TPLF oo garab ka helaya kuwa Oromada ayaa u jira magaalada Addis ababa in ka yar 100 KM taasi oo cabsi ku abuurtay in ay soo gaaran Caasimada Dalkaasi.

Office Nairobi kenya