Madaxweyne Deni oo Taliye cusub u magacaabay Ciidanka Madaxtooyada Puntland.


Sabti: November 13, 2021

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Sabti ahTaliye cusub u magacaabay Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Taliyihii hore ee Ciidanka Madaxtooyada G/sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa dhowaan loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari inktasoo uusan weli xilka la wareegin.

Sidoo kale Taliyihii Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa isna loo soo beddelay Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal.

Office Nairobi Kenya