Sanaater Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ku Soo Baxay Doorashadii Baarlamaanka Galmudug

Sabti: November 13, 2021

 Sanaater Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Ayaa ku Soo Baxay Doorashadii Baarlamaanka Galmudug, ka dib Markii uu Tanasulay Musharaxii La Tartamayay ee ahaa Musharax Cawil.

cabdi Qeybdiid Ayaa Xildhibaanada Galmudug ka Helay Codad gaaraya 83 cod.

Sidoo kale Cabdi Cismaan Xareed Ayaa Ku Guulaystay Kursiga 8aad Ee Sanatarada Aqalka Sarre Ku Matalaya Baarlamaanka Soomaaliya Waxaana Codka Kalsoonida Loo Weydiiyay Baarlamaanka Galmudug Uu Helay 83 Cod, waxaana Kursigaan ka Tanasulay Mahad Aadan Guuleed

Labada Musharax Ayaa Loo Tanasulay waxaana sidaas Lagu Soo Gaba gabeeyay Doorashada Aqalka sare ee Galmudug

Office Nairobi Kenya