Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo Shaqadii ka Joojisay Madaxii Waxbarashada Gurceel

ISNIIN : November 14, 2021

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa  shaqo joogin ku samaysay Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Guriceel

Xasan Cabdullahi Gudoomiyaha Waxbarashada Gurceel ee Galgaduud Ayaa Lagu Eedeeyay Amar diido iyo Xil gudasha La”aan waxaana Laga xayuubiyay Xilka Gudoomiyaha Waxbarashada Gurceel
.

Office Nairobi kenya