War-Saxaafadeed kasoo baxay maanta Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Khamiis: December 2, 2021

 Maalmo kadib Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku aadan arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan cabashooyinka taagan iyo eedeynta ka timid xubaha Golaha Midowga Musharixiinta.

War-Saxaafadeed kasoo baxay maanta Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka  ayaa waxay Golaha Midowga Musharixiinta ka codsadeen inay keenaan  caddaymo muujinaya in Guddigu Xallinta Khilaafaadku hor istaagay in uu qabto dacwado iyo go’aanno uu guddiga gaaray oo aan loo marin habraacii loo dajiyay.

Office Nairobi kenya