Afhayeenka xukuumadda oo fafaahinaya qodobadii looga hadlay shirka wada-tashiga qaran

Axad: December 19, 2021

Iyadoo doorashada Aqalka hoose ee Soomaaliya ay hareeyeen cabashooyin ka imaanaya dhinacyo kala duwan iyo cabsi laga qabo jiitanka doorashada ayaa waxaa kulan dhanka muuqaalka ku yeeshay golaha watadashiga Qaran iyo xubno matalayay mucaaradka

Kulanka oo uu shir guddoominayay Raiisul wasaaraha Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble ayaa xoogga lagu saaray arrimaha doorashooyinka.

Haddaba Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mucalimow ayaa BBC-da uga warramay waxa ay madaxdu iska yiraahdeen arrimaha doorashada.

Office Nairobi kenya