Kulan goor dhawayd u soo dhamaaday Rooble iyo musharixiinta iyo Sawirka farmaajo oo laga fujiyay Xafiiska Rooble


Isniin: December 27, 2021

Waxaa goor dhawayd soo idlaaday kulan u socday Raisal wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka mid ah musharixiinta uu ka mid yahay C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Kulankan oo ka dhacay Madaxtooyada  ayaa waxaa ka qeyb galay Xubno ay ka mid ahaayeen C/raxmaan C/shakuur, Daahir maxamuud geele,  C/kariin Xuseen Guuled iyo Wasiirkii hore ee gaadiidka Cirka iyo dhulka oomaar.

Sidoo kale waxaa laga saaray xafiiska Raisal Wasaaraha Sawirkii  ku dhagnaa xafiiska oo ahaa sawirka Madaxweynihii  hore ee Somaliya maxamed C/llaahi farmaajo.

Office Nairobi Kenya