War Deg deg ah: 11 gaari oo Tikino ah kana soo baxay furimaha dagaalka ee Shabeelaha Dhexe oo hadda Muqdisho soo gaaray


Isniin: December 27, 2021

Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho soo gaaray ku dhawaad 11 gaari oo kasoo baxay furimaha dagaalka ee Shabeelaha Dhexe.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadaan ay soo gaareen aaga xaafadda Mirinaayo ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in ciidankaan ay dib ugu degi doonaan fariisimahii ay ku lahaayeen aagga Mirinaayada., oo ay ka baxeen bilo ka hor.

Office Nairobi Kenya