Shir ku saabsan ka hortagga xagjirnimada oo magaalada Nairobi ka dhacay iyo Culumo caan ah ka hadashay

Sabti: January 1, 2022

Culumo Soomaaliyeed oo qurbaha ka tagay islamarkaana kulan diimeed ku yaashay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa bulshada Soomaalida ee dalkaasi ku nool ka wacyigellinaya arrimaha ay ka mid yihiin ka fogaashaha xagjirnimada.

Culimada ayaa sidoo kale bulshada ku boorisay sidii Soomaalidu ay diintooda ugu toosnaan lahaayeen iyagoo iska ilaalinaya xadgubka, iyo dambiyada la xiriira xagjirnimada.

Sidoo kale caawa ayaa lagu wadaa in sh. Mustafe xaaji ismaaciil haaruun uu ku qabto Masjidka Al-hidaaya Muxaadaro ku aadan arintaas saalada Maqrib kadib.

Office Nairobi Kenya