Dalka Sweden oo dhalasho siiyay sanadkii tagay in ku dhaw 4,067 qof oo Soomaali ah.


Axad: January 2, 2022

Warbixin ay soo saartay  Heya’adda socdaalka dalka Sweden ayaa waxaa lagu sheegay in sanadkii  dhamaday ee 2021 dhalashada dalka Sweden la siiyey 27,340 qof oo u dhashay Suuriya.

Sida lagu sheegay isla warbixinta waxa sidoo kale dhalashada dalkaas la siiyey 4,067 qof oo Soomaali ah iyo 3,471 qof oo u dhashay dalka Eleteriya.

Warbixintu waxa ay sheegtay in ka dib qulqulka muhaajiriinta Yurub ku soo qulqulaya sanadkii 2015, tirada dadka Suuriyaanka ah ee helay sharciga degenaanshaha iyo shaqada ee Sweden ay kordheen ilaa 150,000.

Office Nairobi Kenya