Raiisul Wasaarihii Wadanka Suudaan Cabdalla Hamdok oo si rasmi ah ugu dhawaaqey inuu is casilay.


isniin: January 3, 2022

 Raiisul Wasaarihii Wadanka Suudaan Cabdalla Hamdok ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqey inuu is casilay.

Si rasmi ah looma oga sababta ka danbeyso iscasilaadiisa Ra iisulwasaarihii Dalka Suudaan.

Dhawaan ayeey aheyd markii Ciidamada Milatariga Suudaan ay Afgambiyeen Ra’iisul Wasaare Cabdulla Hamdook xiligaas oo ay xabsiga dhigeen,waloow markii dambe ay sii daayeen markii cadaadis caalami ah la saaray Hogaanka Milatariga Suudaan.

Office Nairobi Kenya