Maxaabiis xalay ka Baxsaday xabsiga magaalada Guriceel

Talaado: January 4, 2022

Saldhiga Degmada Guriceel Waxaa xalay  ka baxsaday Ku dhawaad 10 maxaabiisa kuwas Oo u Xirnaay dambiyo kala duwan.

Ciidamada booliska Ayaa Dadaal Farabadan ku Bixinaya Sidoo loosoo qaban lahaaa Maxaabiista xalay  ka Fakatay Saldhiga Degmada Guriceel.

Sidoo kale Ciidamada amaanka Guriceel ayaa la sheegay in ay xaafadaha Guriceel baarayaan.

Office Nairobi Kenya