Skip to content

Qaranimo Online

  • Home

Shirka Golaha Watashi Qaran oo Maalintii Lixaad Dib uga Furmay Muqdisho

 QOL Contributor  January 8, 2022  Posted in WARARKA MAANTA
Share: XFacebookPinterestLinkedin

Sabti: January 8, 2022

Shirkii golaha wadatashiga qaran ee u dhaxeeyay Rooble, madaxda maamul goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa goordhaw ka furmay Teendhada Afisiyooni ee Muqdisho

iyadoo maanta la filayo in qodobadii la isku hayay lasoo gabagabeeyo ka doodistooda.


Office Nairobi Kenya

Author: QOL Contributor

Post navigation

Madaxweynaha Kazakhstan Kassym Tokayev oo ku dhawaaqay Jimcihii inuu diiday wax kasta oo suurtagal ah →
← Jeneraal Mascuud oo la Sheegay Inuu Ka Horyimid Xilka Qaadistii Lagu Sameeyey
  • Home

Copyright © 2026 Qaranimo Online

Design by ThemesDNA.com