Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo furay Shirka Geeddi-socodka Dhab-u-heshiinta


Talaado: January 11, 2022

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka Geeddi-socodka Dhab-u-heshiinta iyo is-dhaxgalka Bulshada Galmudug oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisinta.

Shirkan oo ay kasoo qeybgaleen mamulada Dagmooyinka Galmudug, xubno ka mid ah Barlamaanka Galmudug, mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug iyo qeybo ka mid ah bulshada Galmudug ayaa looga hadlay Dhab-heshiisiinta Galmudug, ka faai’deysiga barnaamijka daryeel, maamul baahinta, is-dhaxgalka dagmooyinka iyo awoodsiintooda iyo xoojinta Booliska.

Office Nairobi Kenya