Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Howlgallo xoogan ka sameeyay Gobalka Mudug


Sabti: January 15, 2022

Ciidamada Daraawiishtala mahdiyay waxqabadkooda ee Galmudug ayaaa Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyay Deegaano badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka mudug sida Hareeri-dheere,Cimaamad iyo shabeeloow

Ujeedka Howlgalkaan ayaa ahaa xaqiijinta Amniga Deegaanada Koonfureed ee Gobolka mudug Saraakiisha Daraawiishta ayaa ka waramaya Deegaanada ay maanta tageen

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa inta Koonfurta Gobolka mudug waxaa ay ka sameeyaan Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo loogana hortagayo Al shabaabka ku yimaadaan Deegaanadaas

Office Nairobi Kenya