Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi oo goordhaw u ambabaxay magaalada Adisababa ee caasimadda dalka Itoobiya


Talaado: January 18, 2022

Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Adisababa ee caasimadda dalka Itoobiya,

Wararka ayaa sheegaya in uu  casuumad uu ka helay ka helay Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Sidoo kale  Biixi ayaa lagu wadaa in magaalada Adisababa ee caasimadda dalka Itoobiya uu uga sii gudbo Dalka Maraykanka oo uu Safar maalmo qaadanayo ku tagayo.

Office Nairobi Kenya