Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo lagu wado in ay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho.


khamiis: January 20, 2022

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho.

Guddi u xil-saaran qabashada Doorashadaas ayaa shalay dhammaystiray diiwaan-gelinta dadka u tartamaya Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka dadban.

Doorashada oo lagu qabanayo Xarunta Afisyooni waxa la filayaa in ay goob-joog ka noqdaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya