Dowlada Kenya oo soo saartay Digniino ku aadan falal argagixiso

.

Sabti: January 29, 2022

Kenya ayaa xoojisay amniga magaalada Nairobi, kaddib markii ay safaaradaha reer Galbeedku soo saareen digniin la xiriirta weerarro qorsheysan oo kooxaha argagixisadu ay ka bartilmaameesadaan hotellada, goobaha gancsiga iyo waliba xarumaha dowladda.

Booliska Kenya ayaa lagu arkay iyagoo gaafwareegaya oo ilaalinaya ammaanka hotellada waaweyn ee Nairobi.

Sidoo kale  sadax Sano ka hor ayay ahayd Markii Maleeshiyaadka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Hotel Wayn oo ku yaala magaalada Nairobi.

Office Nairobi Kenya