Xal diblomaasi oo loo raadinayo xiisadda Ukraine iyo Ruushka

isniin: February 7, 2022


Dadaallo diblamaasiyadeed oo lagu qaboojinayo xaalada Ukraine iyo in aanu dagaal ka dhicin Bariga Yurub ayaa socda, iyada oo uu Ruushku wali wado ciidamada uu soo dhoobayo xuduudda u dhaxaysa iyaga iyo Ukraine.

Madaxweynaha Faransiiska iyo ra’iisal wasaaraha Jarmalka ayaa wadaxaajoodyo ka billaabaya magaalooyinka Moscow iyo Kyiv.

Office Nairobi Kenya