R/W Rooble oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashada.


Talaado: February 8, 2022

Gudoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashooyinka Heer Federaal  Mohamed Cawil Warsame  ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu shegay in Kulanka uu saabsanaa is xogwaraysi ku aadan arrimaha doorashada iyo sidii loo dardargelin lahaa habsami u socodka, hufnaanta iyo daahfurnaanta doorashada.

Office Nairobi kenya