lacag ka badan 87 kun oo Doollar iyo dhulal la siiyey Xulka Senegaal guushii koobka


Arbaco: February 9, 2022

Munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyada ayaa ciyaaryahan kasta waxaa la gudoonsiiyay abaal-marin lacageed oo dhan in ka badan 87,000 oo dollar .

Waxaa sidoo kale ciyaartooyda dhul laga siiyay caasimadda Dakar iyo deegaanka Dianiyadiyo oo daris la ah caasimadda.

Madaxweyne Mackie Sal waxa uu kooxdaasi guddoonsiiyey abaal-marintii ugu sarraysay ee uu dalku bixiyo.

Madaxweynaha ayaa mar sii horeysay uga mahadceliyey kooxda sharafta ay dalka u soo hoyiyeen iyo in ay noqdeen horyaalka Afrika.

ยด

Office Nairobi Kenya