Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qaatay shahaadada musharaxnimada kursiga 138

axad: February 13, 2022

 Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ahna musharax madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta qaatay shahaadada musharaxnimada kursiga 138 ee deegaan doorashadiisu yahay magaalada Dhuusamareeb.

Qaar ka mid ah musharixiintii danaynayay in ay u tartamaan kursigan ayaa la sheegay inay tanaasuleen.

Sidoo kale Cabdirahman Cabdishakuur ayaa waxa kursigan kula tarmai doonto Najmo Xuseen Cali, sida ay Guddiga Doorashada Galmudug shaaciyeen.

Office Nairobi Kenya