Beebalaha Banaadira Oo Ku dhawaaqay dhamaan Kuraasta Ku Layaheen Golaha Shacabka Xiliga La Qabanaayo


khamiis: February 17, 2022

 Guddiga Maamulka Doorashooyinka Banaadiriga ayaa ku dhawaaqay Jadwalaka doorashada 5ta kursi ee beelaha banaadiriga ku matali doona Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Magaalada Mogadishu.

Doorashada xildhibaanada banaadiriga ayaa la qorsheeyey in la qabto 21ka bishan, waxaana u taagan musharaxiin badan oo iskugu jira kuwii horey kursiga ugu fadhiyey iyo qaar cusub oo doonaya iney kala wareegaan.

Office Nairobi Kenya