Skip to content

Qaranimo Online

  • Home

Dibadbaxyo looga soo horjeedo dagaalka Ukraine oo ka dhacay caalamka

 QOL Contributor  March 5, 2022  Posted in WARARKA MAANTA
Share: XFacebookPinterestLinkedin

Sabti: March 5, 2022

Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay dhowr magaalo oo ku yaalla caalamka kuwaas oo kasoo horjeedo duulaanka uu Ruushka ku qaaday dalka Ukraine.

Goobaha ay dibadbaxyada ka socdeen waxaa kamid ah Switzerland, Croatia, Thailand iyo London.

Office Nairobi Kenya

Author: QOL Contributor

Post navigation

Qaramada Midoobay: Qaxootigi ugu badnaa oo dagaalki 2-aad kaddib Yurub ka qaxay →
← Duulaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine oo galay maalintii 10-aad
  • Home

Copyright © 2026 Qaranimo Online

Design by ThemesDNA.com