UK “Ruushka wuxuu duqeynta uga golleeyahay in uu niyad jebiyo shacabka iyo dadka Ukraine

.


Axad: March 6, 2022

Duqeynta uu Ruushka la beegsanayo deegaannada ay dadka ku badan yihiin wuxuu ogolleeyahay in uu niyad jab ku rido Ukraine, sida laga soo xigtay wasaaradda gaashaandhigga ee UK.

Wasaaradda gaashaandhigga waxay sheegtay in awoodda iyo xawaaraha uu ku socdo howlgallada iska caabinta ee Ukraine uu ka yaabiyay ciidamada Ruushka isla markaana taasna ay horseeday in uu gantaallo ku garaaco magaalooyinka Kharkiv, Chernihiv iyo Mariupol.

Office Nairobi Kenya