Dalalka ay u Qaxeen qaxootiga Yukreen Dagaalka uga Qaxay Dalkooda.

Talaado: March 8, 2022

Tiro aad u yar oo qaxooti ah ayaa aaday Ruushka iyo Belarus.

Halka kuwa kalena ay aadeen wadamadda midowga Yurub.

Hay’ada qaramada midoobay ayaa waxay sheegtay in wadamadda ay u qaxeen dadka ka soo cararay colaada Ukraine ay kala yihiin:

Poland oo soo dhaweysay in ka badan 1,204,000 oo qaxooti ah,

  • Hungary ilaa 191,000 oo qaxooti ah
  • Slovakia ilaa 141,000 oo qaxooti ah
  • Moldova ilaa 83,000 oo qaxooti ah
  • Romania ilaa 82,000 oo qaxooti ah
  • Ruushka ilaa 99,300 iyo Belarus ilaa 453 oo qaxooti ah

Office Nairobi kenya