Al-Cadaala oo Ka tanaasulay loolankii uu ugu jiray kursiga xildhibaan ee HOP#69.


Sabti: March 12, 2022

Wasiirka ku-xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa Ka tanaasulay loolankii uu ugu jiray kursiga xildhibaan ee HOP#69.

Al-Cadaalada ayaa qoraal uu soo dhigay facebook ku yiri “Waxaan halkaan uga hambalyaynayaa adeerkey Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo noqonaya Xildhbaanka I matalidoona afarta sano ee soo socota insha allaah.”

Office Nairobi Kenya