Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca ee Ruushka oo qirtay arrin laga cabsi qaba

Axad: March 20, 2022

Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegay in Moscow ay burburisay bakhaar dhulka hoostiisa ah oo ku yaalla galbeedka Ukraine iyadoo la adeegsanayo gantaallada hawada sare.

Ruushka waligiis ma qiran in uu dagaalka Ukraine u adeegsaday gantaalada hawada sare.

Gantaalada Ruushka ee ballistic-ga ah waxay ku duuli kara jawiga sare in ka badan shan laab xawaraha codka.

Office Nairobi kenya