Skip to content

Qaranimo Online

  • Home

Wasaaradda Difaaca ee UK oo sheegtay hadafka ugu weyn ee uu Ruushka ka leeyahay Ukraine

 QOL Contributor  March 21, 2022  Posted in WARARKA MAANTA
Share: XFacebookPinterestLinkedin

Isniin: March 21, 2022

Wasaaradda Difaaca ee UK ayaa sheegtay in Kyiv, caasimadda Ukraine, ay weli tahay mudnaanta koowad ee Ruushka, waxayna weli la kulmayaan iskaacaabin xoog leh.

Ruushka ayaa dhowrka toddobaad ee soo socda qorsheynaya in uu kordhiyo duqeymaha Kyiv.

Office Nairobi Kenya

Author: QOL Contributor

Post navigation

G/SARE KULMIYE “C/nuur Darmaan dalka ayaa u baahan 2 arrimood dartood……” →
← Dalka New Zealand oo sheegay in ay Hub dawo siinayso Dalka Ukrain.
  • Home

Copyright © 2026 Qaranimo Online

Design by ThemesDNA.com