Ukraine oo war cusub ka soo saartay warshadda tamarta Nukliyeerka ee Chernoby


Arbaco March 23, 2022

 

Sida ay sheegeen saraakiisha Ukraine.Ciidamada Ruushka ee qabsaday warshadda tamarta Nukliyeerka ee Chernobyl ayaa “dhacay aadna u burburiyay” shaybaadh goobtaasi kuyaalay.

Wakaaladda dowladda Ukraine ee Maareynta Aagaasi ayaa sheegtay in Ruushku ay waxyeello u geysteen Shaybaadhka warshadda Nukliyeerka

.

Office Nairobi kenya