Gen Indha Cadde oo sheegay in ay jiraan Qaraxyo la doonayo in ‘lagu dilo Mucaaradka


Sabti: March 26, 2022

General  Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ayaa sheegay in ay jiraan weeraro Qaraxyo ah loogu talagalay in lagu dilo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh, iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur  Warsame.

Indha cadde oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa ka hadlay Xaaladda Amiga dalka gaar ahaan dilka Arbacadii loo geystay Xildhibaan Aamo Maxamed Cabdi.

Wariyaheena Cabdiraxmaan Axmed Gacal ayaa inoo diyaariyay warbixinta warkaasi.

Office Nairobi Kenya