Wasaaeadda Difaaca UK oo war ka soo saartay Xaalada Ukraine


Axad: March 27, 2022

Wasaaradda difaaca ee UK ayaa sheegtay in ay u badan tahay in Ruushku uu sii wadi doono adeegsiga hubka aadka u culus goobaha magaalooyinka.

Warku wuxuu intaa ku daray in ciidamada Ruushka ay sii wadaan go’doominta tiro ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee Ukraine oo ay ku jiraan Kharkiv, Chernihiv iyo Mariupol.

Office Nairobi Kenya