Ciidamada XDS oo howlgallo ka fuliyay Gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose

Arbaco: April 6, 2022

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Hawlgalo Qorshaysan Maalmihii uu dambeeyey ka waday Degaano ka wada tirsan Gobolada Shabeelaha Dhexe & Shabeelaha Hoose.

Degaanadan Hawlgalku ka dhacay ayaa kala ah jameeco jiliyaale,Gamboole, Fiidow ,Kiliga shiinaha,Dhiingaras,Shaan &Duduble halkaas oo ay argagixisada Alshabaab ku lahayeen Fariisimo ay ku dhibaatayn jireen Dadka Shacabka ah.

.

OFFice Nairobi Kenya