Deni uu magacaabay Guddoomiyaha G/Heylaan


Arbaco April 20, 2022

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wareegto kasoo baxay Xafiiskiisa ayaa lagu magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Haylaan.

Madaxweyne Deni ayaa Guddoomiyaha Gobolka Haylaan u magacaabay Maxamed Faarax Aadan.

Wareegtada kasoo baxday Saciid Deni ayaa sidaan u dhigneed:

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA HAYLAAN.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 19-ka April 2022, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Haylaan.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

.

Office Nairobi kenya